Dawladda Shiinaha Oo Xoojinaysa Dagaalka Ka Dhanka Ah Budhcadbadeeda

0
Saturday October 28, 2017 - 10:29:09 in by Burco Office
  • Visits: 514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Shiinaha Oo Xoojinaysa Dagaalka Ka Dhanka Ah Budhcadbadeeda

    Dawladda Shiinaha Oo Xoojinaysa Dagaalka Ka Dhanka Ah Budhcadbadeeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Shiinaha Oo Xoojinaysa Dagaalka Ka Dhanka Ah Budhcadbadeeda

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay xoojinayso howlgalka ka dhanka Kooxaha Budhcadbadeeda Soomaalida ee ka socda Xeebaha Soomaaliya iyo meel kale ee ka baxsan.

Waxaa ay sheegtay in ay muhiim tahay in laga shaqeeyo cidhibtirka Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida oo Sanadkaan soo laba kacleeyay.


Afhayeenka wasaaradda Arrimaha dibadda Shiinaha Geng Shuang ayaa sheegay in dowladda Shiinaha ay ciidamo dheeraad ah iyo sidoo kale Maraakiib dagaal ay u soo diridoonto Soomaaliya.

"Dowladda Shiinaha waxa ay sii xoojinaysa dagaalka Caalamiga ah ee ka dhanka ah kooxaha Burcad badeeda Soomaalida, waxaana xusid mudan in Shiinaha uu ka hortagay weeraro badan oo ay soo abaabuleen Burcadbadeeda” ayuu yiri Geng Shuang

Ciidamada dowladda Shiinaha ayaa 2008-dii kusoo biiray dagaalka ka dhanka ah Kooxaha Burcadbadeeda.