Bulshada Burco Oo Magac Cusub U Wanqalay Wasiir Cadaani , Magaca Ay U Bixiyeen Iyo Sida U Ugu Baxay

0
Sunday October 29, 2017 - 18:06:28 in by Burco Office
  • Visits: 596
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bulshada Burco Oo Magac Cusub U Wanqalay Wasiir Cadaani , Magaca Ay U Bixiyeen Iyo Sida U Ugu Baxay

    Bulshada Burco Oo Magac Cusub U Wanqalay Wasiir Cadaani , Magaca Ay U Bixiyeen Iyo Sida U Ugu Baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bulshada Burco Oo Magac Cusub U Wanqalay Wasiir Cadaani , Magaca Ay U Bixiyeen Iyo Sida U Ugu Baxay

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Kumanaan-kun Oo Tageerayasha Xisbiga Kulmiye Oo Ku Sugnaa Fagaraha Kharyiyada Burco Kula Hadlayay Ayaa Qaar Ka Mida Tageerayashi Ku Dhawaa Goobti U Ka Khudbadaynayay Wasiirku Ayaa Magac Cusub Ugu Magacdaray WasiirkaWarfaafinta Somaliland,

Magaca Cusub Ee Ay Wasiirka Warfaafinta Somaliland U Bxiyeen Ayaa Ahaa Xunbowayne Taasi Oo Uu Ku Sigtay Inuu Wasiirku U Joojiyo Khudbad U Ku Durayay Xisbiyada Mucaradka Gar Ahaan Wadani Iyo Hogaamiyaha Xisbigaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan,

Tageerayashani Oo Ka Biyo Diiray Afglagadada Iyo Cayda Siyaasiyin Aan Ku Sugnayn Fagaraha Khayriyada Burco Kana Dhiidhayay Inaan Cayda Masuul Kale Aanay Ku Haboonaynan Madasha Khayriyada Burco Oo Looga Fadhiyay Inuu Ka Shekeeyo Hormarka Xisbigu Mudadii Hayay Ku Gartamayaan,

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Lagu Wanqalay Magaca Cusub