Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamaca Oo Faro Madhnaan Ka Taagan Taageridii UU Ku Lahaa Gobolka Saraar

0
Tuesday October 31, 2017 - 19:55:15 in by Burco Office
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamaca Oo Faro Madhnaan Ka Taagan Taageridii UU Ku Lahaa Gobolka Saraar

    Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamaca Oo Faro Madhnaan Ka Taagan Taageridii UU Ku Lahaa Gobolka Saraar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamaca Oo Faro Madhnaan Ka Taagan Taageridii UU Ku Lahaa Gobolka Saraar

Odaayasha Dhalinyarada Habeenka Waxgardka Beesha Uu Ka Soo Jeedo Gudoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamaca

Oo Taageero Weyna U Hayay Xisbiga Mucaaradka Ee Waddani Ayaa La Filayaa Dhowaan In Ay Iskaga Baxeen Xisbiga Waddani Oo Ay Taageero Mug Iyo Miisan Leh U Hayeen

Waxa La Filayaa In Ay Dhowaan Ku Biiridoonaan Xisbiga Talada Dalka Haye Ee Kulmiye

Beeshan Oo Ahayd Beelaha Ka Soo Jeeda Gobolka Saraar OO Taageero U Hayey Xisbiga Muraacdka Ah Ee Waddani Ayaa La Filayaa In Ay Gabi Ahaanba Ka Dareeri Doonan Xisbiga Waddani.

Dhalinayarada ,Haweenka Iyo Waxgardka Beeshan Ayaa Sheegay In Ay Taageeradii Kala Noqdeen Gudoomiye Ku Xigeenka Labadaa Ee Xisbiga Waddani Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamca Iyo Xisbiga UU Tirsanayahay Ee Waddani

Beeshan U Ka Soo Jeeda Salebaan Ducaale Ayaa Sheegay In Xsibiga Waddani Aan Hogaamin Karin Talada Dalka Somaliland Laguna Aaamini Kari In Uu Qabto Talada Dalka

Beeshan Ayaa Sidoo Kale Sheegay Xisbiga Waddani Uu Yahay Xisb An Lagu Sii Jirkarin Iyaga Oo Cadeeyay In Ay Gab,aanba Iska Digoran Doonaan Xisbigaaa

Guddomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamaca Ayaa Faro Madhan Ka Taagan Taageerayaashii Iyo Beesha Uu Ka Soo Jeedo Oo Horay U Hayay Taageero Mug Leh Balse Hada Waxaa La Filayaa In Ka Huleelan Xisbiga Waddani .

Gudoomiyaha Labaad Ee Xisbiga Waddani ayaa Waxa La Filayaa In Uu Xilkiisa Ku Wayo Taageero La,aanta Beesha Uu Ka Soo Jeedo Iyo Xisbiga Oo Ay U Quus Gooyee

Sikastaba Ha,ahaatee Waxaa La Filayaa In Dhawaan Xaflada Beesha Ay Ku Biirayan Xisbiga Kulniye Lagu Qaban Doono Magalada Caynaba Ee Gobolka Saraar