War Deg Deg Maayirka caynaba iyo inka badan 8 xildhibaan ayaa sheegay inay beri cadayndoonaan mawqifkooda siyaasadeed ee ku saabsan xisbiyada

0
Monday November 06, 2017 - 18:15:37 in by Burco Office
  • Visits: 597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Maayirka caynaba iyo inka badan 8 xildhibaan ayaa sheegay inay beri cadayndoonaan mawqifkooda siyaasadeed ee ku saabsan xisbiyada

    War Deg Deg Maayirka caynaba iyo inka badan 8 xildhibaan ayaa sheegay inay beri cadayndoonaan mawqifkooda siyaasadeed ee ku saabsan xisbiyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Maayirka caynaba iyo inka badan 8 xildhibaan ayaa sheegay inay beri cadayndoonaan mawqifkooda siyaasadeed ee ku saabsan xisbiyada
Deg-deg xubnaha golaha deegaanka caynaba oo ay hogaaminayaan maayirka iyo kuxigeenkiisa ayaa hada saxaafada lasoo xidhiidhay waxayna sheegeen inay maalinta beri kudhawaaqi doonaan go,aan cusub oo ay umada ay xilka u hayaan ugu jihaynayaan halka ay danta umadu kujirto Xildhibaanadan oo gaadhaya 8 xildhibaan ayaa dhamaanood katirsan xisbiga kulmiye lamana Garanayo ilaa hada go?aankoodu wuxu noqon doono waxaana ay noo cadeeyeen inay beri kudhawaaqi doonaan halka shacabka soo doortay dantu ugu jirto

Iskusoo wada xooriyoo cildhibaanadana oo ah kuwo taageero badan ka haysta shacabka reer caynaba ayaa maalmihii udanbeeyay aanu wanaagsanayn cidhiidhka udhaxeeya yaga iyo xisbiga ay katirsanyihiin ee kulmiye Lamana garanayo inay beri xisbigan kabixi doonaan iyo inaay kusii negaandoonaan