Bulshada Gobolka Togdheer Oo Sidii Ugu Wanagsanayd U Dhiibanaya Codkooda Iyo Cidamada Oo Amaanka Sugaya

0
Monday November 13, 2017 - 10:45:09 in by salman abdi
  • Visits: 535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bulshada Gobolka Togdheer Oo Sidii Ugu Wanagsanayd U Dhiibanaya Codkooda Iyo Cidamada Oo Amaanka Sugaya

    -Magalada Burco Iyo Gud Ahaanba Gobolka Togdheer Waxa Saaka Si Wanagsan Uga Bilaabmatay Codaynta Doorashada Madaxtooyada Somaliland Oo Ay Ku Tartamayaan Saddaxda Xisbi Ee Ucid,Kulmiye Iyo Wadani,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Magalada Burco Iyo Gud Ahaanba Gobolka Togdheer Waxa Saaka Si Wanagsan Uga Bilaabmatay Codaynta Doorashada Madaxtooyada Somaliland Oo Ay Ku Tartamayaan Saddaxda Xisbi Ee Ucid,Kulmiye Iyo Wadani,


Codbixiyaasha Saddaxda Xisbi Ayaa Gabi Ahaanba Albabaada U Soo Laabay Goobahooda Ganacsi,Shaqooyinkood Iyaga Oo Qarkoodna Ay Xalay U Dhaxeen Goobaha Komishanku U Asteeayay In Laga Dhiibto Coodbixinta,

Ciidamada Milatariga,Booliska ,Cidamada Wadooyinka Iyo Asluubta Waa Kuwa U Heelan Sugida Amaanka Waxanay Si Hufan Uga Shaqyanayaan Goobaha Codbixintu Ka Socoto,Sidoo Kale Waxa Iyugan Qayb Ka Ahaa Amaanka Shacabka Burco Oo Daganaan Codkooda Ku Dhiibanaya,

Safafka Oo Dhaadheer Iyo Goobaha Oo Ay Soo Buxiyeen Muwadiniinta Ku Nool Magalada Burco Ayaa Si Ay Ku Jirto Isku Tanaasul Iyo Ixtiraam ,Ilaalinta Nabad Galyada U Wata Wajibaadkoodii Dastuuriga Ee Muwaadinimo,

Sido Kale Waxa Xusid Mudan In Dadka Xanuunsanaya,Dadka Jilicsan,Dadla Da,adoodu Wayn Tahay,Dadka Araga Naafada Ka Ah Iyo Dadka Lixaadkood Kale Dhamanyahay Oo Bulshadu Si Fudud Ugu Suurta-Galinayaan Inay Codkooda Ku Dhibtaan,

Tilafoono Kale Duwan Oo Aan Kula Xidhiidhnay Shakhsiyaad Ku Sugan Deeganada Teedsan Jihooyinka Gobolka Togdheer Ayaa Soo Sheegaya In Si Degan Oo Xasiloon Ay Shacabku Ku Dhibanayaan Codkooda Si Ay Ugu Codayeen Shakhsiga Ay U Gartaan Inuu Hogaamin Karo Dalka Mudada Shanta Sano Ee Soo Socda.