Codayntii Doorasahda Madaxtinimada Somaliland oo si rasmiya saaka uga Bilaabantay Gobolada Dalka

0
Monday November 13, 2017 - 12:12:49 in by salman abdi
  • Visits: 733
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Codayntii Doorasahda Madaxtinimada Somaliland oo si rasmiya saaka uga Bilaabantay Gobolada Dalka

    Waxa guud ahaanba Somaliland maanta ka bilaabmay codayntii Doorashada Madaxtinimada Somaliland, Doorashadan oo ahayd tii 4aad ee Somaliland ka qabsoonta ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa guud ahaanba Somaliland maanta ka bilaabmay codayntii Doorashada Madaxtinimada Somaliland, Doorashadan oo ahayd tii 4aad ee Somaliland ka qabsoonta ayaa ku bilaabantay Nabad gelyo, Waxana Ammaanka guud ahaan Dalka Sugaya Ciidamada Kala Duwan ee Dalka, Milleteriga Asluubta iyo Booliska, Waxana Saaka Goob kasta codayntu ka bilaabantay 7dii Subaxninmo

Wararka Gobolada dalka kala soco afkashacabka.com