Dawlada Jabuuti Maxay Ka Tiri Doorashada Somaliland Ka Qabsoontay Maalintii Shalay

0
Tuesday November 14, 2017 - 10:01:41 in by salman abdi
  • Visits: 577
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Jabuuti Maxay Ka Tiri Doorashada Somaliland Ka Qabsoontay Maalintii Shalay

    Dawladda Jabuuti ayaa ka hadashay Doorashada Madaxtooyada ee Shacabka Somaliland Maanta u dareereen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Jabuuti ayaa ka hadashay Doorashada Madaxtooyada ee Shacabka Somaliland Maanta u dareereen.

Safiirka Dawladda Jabuuti u fadhiya Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye oo la hadlay Telefiishanka Star ayaa sheegay inuu kormeeray Goobaha Cod-bixintu ka dhacday ee Magaalada Hargeysa, isagoo amaanay nidaamka Dadku Codadkooda u dhiibteen,

"Anigoo ah Safiirka Dawladda Jabuuti u matalaya Somaliland, waxaanu kormeermay Goobaha Cod-bixintu ka dhacday ee Magaalada Hargeysa, waxa ka dhacday Doorashada Madaxtooyada oo ay ku loolamayaan Saddex Musharrax” ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray "Kormeerka aanu ku soo samaynay Goobaha Doorashada, waxaanu ku soo Aragnay Dad si wanaagsan u Codaynaya, Bislaaday, wax dhibaato ah oo jirtayna maan Arag.”