Dhalinyaro Taabacsan Xisbiga Wadani Oo Ka Biilabay Magalada Burco Mudaharaad Iyo Ciidanka Oo Rasaas Ku Kale Dareerinaya

0
Thursday November 16, 2017 - 18:56:02 in by Burco Office
  • Visits: 576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaro Taabacsan Xisbiga Wadani Oo Ka Biilabay Magalada Burco Mudaharaad Iyo Ciidanka Oo Rasaas Ku Kale Dareerinaya

    Qaar Ka Mida Dhalinyaada Tabacsan Xisbiga Mucaadka Ee Wadani Ee Magalada Burco Ayaa Mudaharad Ka Sameeyay Qaar Ka Mida Wadooyinka Magalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar Ka Mida Dhalinyaada Tabacsan Xisbiga Mucaadka Ee Wadani Ee Magalada Burco Ayaa Mudaharad Ka Sameeyay Qaar Ka Mida Wadooyinka Magalada Burco


Mudaharadkani Oo Mar Dhawayd Bilaabmatay Ayaa Dabada Ku Hayaa Saluug Ay Tageayshani Ka Tabeen Natiijada Doorashada Ka Dib Markii Ay Xubnihii Xisbiga Wadani U Qaabilsanaa Komishanka Doorashooyinka Ay Tageerayashooda Warbaahinta U Mariyeen In Cabashadoodi Wax Laga Qaban Wayay Oo Ay Joojiyeen Wadashaqayntii Ay Lalahayeen Komishanka,

Dhalinyaradani Mudaharadaayay Ayaa Gubay Taayiro Iyo Isla Markaana Shiiday Goobaha Ganacsiga Oo Sababay In Hal mar Loo Laabo Albaabada Gobaahahisi Waxa La Maqlaya Dhawaqa Rasaasta Oo Ciidanka Boolisku Ku Kale Eeryayaan Dhalinyarada Gadoodsan,

Mudaharadkani Ayaan La Garanaynin Khasaraha Ka Dhashay Marka Laga Tilmaamo Gadiid Badan Oo Dhulka Laga Dhigay Muraayaadii Ku Xidhnaa ,Wali Lama Gaanayo Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay.


Waxii Warar Ah Ee Kasoo Kordhay Kale Soco Shabakada Wararka ee Afkashacabka.com