Inta Lagudhaco Ayaa Lagu Odhanaya Horaa Loo Soconaya Soconmayso Waxaasi Kulmiyow

0
Sunday November 19, 2017 - 11:50:10 in by Burco Office
  • Visits: 860
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inta Lagudhaco Ayaa Lagu Odhanaya Horaa Loo Soconaya Soconmayso Waxaasi Kulmiyow

    Inta Lagudhaco Ayaa Lagu Odhanaya Horaa Loo Soconaya Soconmayso Waxaasi Kulmiyow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta Lagudhaco Ayaa Lagu Odhanaya Horaa Loo Soconaya Soconmayso Waxaasi Kulmiyow

Og Dhamaan Madaxda Xisbiga Wadani Iyo Tageerayasha Xisbiga Wadani Bari Ilaa Galbeed Way cadaadatay In dorashadii lagu shubtay Gabiliey Iyo Hargaysa Waanay Fashilantay Midaasi Sida Ula Socda Waaka Komishanki Ilahay Ka Hadliyey Book Aynu Qabanay Sheegeen Inay Tahay Wax komishanku Laha Banaanka Uga Baxay Marki Hore Xibigu Soo Ban dhigayna Waa Kuwi Beeniyey Md Madaxweyne Abdirahman Mohamed Abdullahi Ciro Ilahay Shacabku Masuul Ay Wataan Cidi Hor Istaagi Kari Mayso Hogaanka Dalku Waaa Ciro Madaxweyne Xaqa shacabka Ku Doortay Iyo Hogaanka Dalka Adiga Ku Guulayste Xaqaaga Adiga Iyo Masuulyinta Kale wadani Cidna Idinka Tanaasulinmayso Midaa Ogaada Adigo Gar leh Nin gardiid Ah Maha Inuu Dalkan Si badil Ah Ku Fuulo

NabadaHala Dhowro Waa Nabad Ninki Xumaynayey Ku Leyahay Ilaali Caqli Ka Xun Miyaad Aragteen Waligiin Sow Inaynu Wada Ilaalino Maha !!!!!

Guddomiyaha Xisbiga Wadani EE Dalka Uganda

Khadar Bitijoor

Somaliland Guuul Wadani GUUL

Wabilaahi Towfiiq

khadarbitijoor1@yahoo.com