Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Ka Mid Ah Xubnihii Buuga Komishanka Laga Xaday Soo Bandhigay.

0
Wednesday November 22, 2017 - 14:59:44 in by Burco Office
  • Visits: 613
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Ka Mid Ah Xubnihii Buuga Komishanka Laga Xaday Soo Bandhigay.

    Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Ka Mid Ah Xubnihii Buuga Komishanka Laga Xaday Soo Bandhigay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Ka Mid Ah Xubnihii Buuga Komishanka Laga Xaday Soo Bandhigay.


 

Wararka aanu helaynaa waxay ay shegayaan in Ciidamada Somaliland Xabsiga u taxabeen Wasiirkii hore ee dekedaha Somaliland ahna masuul sare oo ka tirsan xisbiga waddani Dr Maxamed Yasiin.
 

Wararku waxay intaas ku darayaan in masuulka lagu haysto book la sheegay inuu saxaafada usoo bandhigay oo commissionka Somaliland ay ku haystaan xaga uu ka keenay iyadoo buugaas uu abuuray shaqaaqooyin sababay khasaare naf iyo maalba leh.