Xildhibaan ka tirsanaa Barlamaanka Galmudug oo lagu Dilay Muqdisho

0
Thursday November 23, 2017 - 10:44:29 in by salman abdi
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan ka tirsanaa Barlamaanka Galmudug oo lagu Dilay Muqdisho

    Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Guulleed ayaa la sheegay in ay ku toogteen Agagaarka Taallada Sayidka Ilaalada xildhibaan kale oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Guulleed ayaa la sheegay in ay ku toogteen Agagaarka Taallada Sayidka Ilaalada xildhibaan kale oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.


Xildhibaanka dhintay ayaa la sheegay in uu marayay Nawaaxiga Bar Control oo ku taala Sayidka waaxaana gaariga marxuumka uu ku soo dhawaaday gaari kale oo uu lahaa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, taasoo keentay in rasaas lagu furo.

Ma jirto faah faahin intaa dhaafsiisay oo ku saabsan dilka xildhibaanka ka tirsanaa baarlamaanka Galmudug oo ka soo baxay laamaha Amniga marka laga reebo goob joogayaasha.