Warbixin Afkashacabka:-Bulshada Somaliland Oo Farta Ku Fiiqay Qiimaha Nabadgalyada Leedahay Iyo Somaliland Oo Muujisay Isku Duubnidooda.

0
Friday November 24, 2017 - 13:31:27 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Warbixin Afkashacabka:-Bulshada Somaliland Oo Farta Ku Fiiqay Qiimaha Nabadgalyada Leedahay Iyo Somaliland Oo Muujisay Isku Duubnidooda.

    Bulshada Somaliland Meel Kasta Oo Ay Jogaan Oo Isugu Jira Caruur,Ciiroole,Waxgarad,Madaxdhaqmeed,Siyaasiyiin Iyo Bahda Qalinlayada Ayaa Muujiyay Sida Ay U Jecelyihiin Nabadgalyadda Somaliland Ku Caanomaashay,Kana Hadlay Qiimaha Ay Leedahay Nabadgalya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bulshada Somaliland Meel Kasta Oo Ay Jogaan Oo Isugu Jira Caruur,Ciiroole,Waxgarad,Madaxdhaqmeed,Siyaasiyiin Iyo Bahda Qalinlayada Ayaa Muujiyay Sida Ay U Jecelyihiin Nabadgalyadda Somaliland Ku Caanomaashay,Kana Hadlay Qiimaha Ay Leedahay Nabadgalyada Somaliland,


Warbaahinta Ay Ugu Hoorayso Shabakada Wararka Afkashacabka.com Ayaa Ku Heelan ,Xog Uruurinta Ku Saabsan Qiimaha Nabadda Ayaa Marar Kale Duwan Oo Waraysiyo Kale Duwan La Yeeshay Qaybaha Kale Duwan Ee Bulshada Ayaa Si Isku Mida U Xusay Qiimaha Ay Leedahay Nabadgalyada Baaq Ku Saabsan Nabadda U Diray Bulshada Kale Taabacsan Saddaxda Xisbi Qaran,

Maalmihi Ka Danbeeyay Rashbado Ka Dhacay Magalooyinka Burco,Ceerigaabo Iyo Caasimada Ayaa Waxa Soo Baaxayay Baaqyo Ka Turjumaya Nabadgalyada Somaliland Ee Mudada 26 Sanno Ah Ku Maalaysay Hormar,

Qaybaha Kale Duwan Ee Bulshada Ee Ku Sugan Qurbaha Iyo Qolqoljoogaba Waxa Ay Ka Biyo Dideen Kana Digeen In Ka Badan Boqalaal Kun Oo Dhalinyaro Ah Oo Ah Asadka Dalka Ay Soo Wajahdo Nabadgalyo Xumo Oo Sababaysa ,Inay Seegaan Waxbarasho,Qarkood Hada Ku Biiray Qoysaska Islaamka,Qarkood Sheqeeya Oo Badankoodu Aaaminay Joogitaanka Dalkooda Inaan Lagu Ciyaarin Ayaaha Mustaqbalkooda,

Sidoo Kale Dhalinyarada Ayaa Baraha Ay Ku Kulanto Bulshadu Ee Ay Ka MidTahay Facbook Ayaa Dhawaqyo U Badan Baaq U Diray Bulshada Soomaliland Iyo Shakhsiyaadka Siyaayinta Ah,

Saaladiinta,Waxgaradka Aqoonyahanka Iyo Dhallinyarada Dalka Ayaa Si Mugleh U Sheegay In Somaliland Hantida Ugu Muhiimsan Ay Haysata Tahay Nabada Isla Markaana Aan Fursad La Siniin Cadawga Somaliland Ee Dibada Ah.

Si Kasta Ahaate Komishinka Iyo Horseedka Saddaxda Xisbi Qaran Ayaa Laga Sugayaa Inay Si Wada Jir Ah Ugu Dhawaqaan Ciidi Ku Guulaysatay Kursiga Madaxwaynimo. 



 Afkashacabka Staff Writters