Guddoomiyayaasha baarlamaannada Jabuuti iyo Soomaaliya oo soo gaaray magaalada Beledweyne Sawirro

0
Friday November 24, 2017 - 16:42:08 in by salman abdi
  • Visits: 538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyayaasha baarlamaannada Jabuuti iyo Soomaaliya oo soo gaaray magaalada Beledweyne Sawirro

    Wafdi ay horkacayaan gudoomiyayaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed Cismaan Jawaari iyo Maxamed Cali Xamud ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi ay horkacayaan gudoomiyayaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed Cismaan Jawaari iyo Maxamed Cali Xamud ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.


Wafdiga labada guddoomiye baarlamaan ayaa kulamo la qaadanaya madaxda maamulka Hirshabeelle iyo taliska ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Mas'uuliyiinta iyo Wafiga la socday ayaa kormeeray xaruunta taliska Ciidamada AMISOM ee duleedka magalaada Baladweyne islamarkana bilado u xiray saraakiisha iyo qaar ka mid ah ciiidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo dhawan lagu wado in ay dib ugu laabtan dalka Jabuuti.