Muuqaal: Yaa Ku Yiri Hadii Uu Goolhaye Yahay Ma Yaqaano Daawo Buffon Oo Ka Yaabsaday Xiddigaha Juventus Ka Hor Kulankii Barcelona, Qaar Ayaa Xitaa Daawanayay

0
Saturday November 25, 2017 - 11:41:44 in by Burco Office
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuqaal: Yaa Ku Yiri Hadii Uu Goolhaye Yahay Ma Yaqaano Daawo Buffon Oo Ka Yaabsaday Xiddigaha Juventus Ka Hor Kulankii Barcelona, Qaar Ayaa Xitaa Daawanayay

    Muuqaal: Yaa Ku Yiri Hadii Uu Goolhaye Yahay Ma Yaqaano Daawo Buffon Oo Ka Yaabsaday Xiddigaha Juventus Ka Hor Kulankii Barcelona, Qaar Ayaa Xitaa Daawanayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuqaal: Yaa Ku Yiri Hadii Uu Goolhaye Yahay Ma Yaqaano Daawo Buffon Oo Ka Yaabsaday Xiddigaha Juventus Ka Hor Kulankii Barcelona, Qaar Ayaa Xitaa Daawanayay

Goolhayaha kooxda Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa xaday indhaha taageerayaasha iyo waliba qaar ka mid ah xiddigaha garoonka ku jiray ka hor intii aanay bilaabmin kulankii ay Juventus la ciyaaraysay kooxda Barcelona champions League.

Gianluigi Buffon ayaa soo bandhigay farsamo cajiib ah iyada oo aanay waliba kubadu dhulka ka taaban ilaa uu isagu iska joojiyay.

Arintaas ayaa xaday indhaha taageerayaasha adduunka iyaga oo si weyn ula yaabay sida uu farsamadaas u sameeyay