War Deg Deg Ah Ra'iisal wasaare Kheyre oo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Wasiir xilka laga qaaday

0
Sunday November 26, 2017 - 11:02:15 in by Burco Office
  • Visits: 598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Ra'iisal wasaare Kheyre oo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Wasiir xilka laga qaaday

    War Deg Deg Ah Ra'iisal wasaare Kheyre oo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Wasiir xilka laga qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Ra'iisal wasaare Kheyre oo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Wasiir xilka laga qaaday War Deg Deg Ah Ra'iisal wasaare Kheyre oo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Wasiir xilka laga qaaday

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga ,iyadoo xilkii laga qaaday Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre lagu magacaabey Wasiirka Gaashaandhiga ee cusub islamarkaana xilkii looga qaadye Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilkii Wasiirka Gaashaandhigga umagacaabey Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, iyadoo sidoo kale isla degreetadaasi xilkii laga qaadey Wasiirkii Owqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Soomaaliya,Dr Iimaan C/llaahi Cali.

Xilki Wasiirka Diinta iyo Owqaafta Xukuumadda Soomaaliya waxaa sii hayn doona Wasiiru Dowlaha Wasaaraddai C/xakiin Xuseen Ashkir.