Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Ilaaladiisa Amar Adag Hada Siiyay Iyo Waxa Uu Daran Yahay +Liiska Magacyada Wasiirada Ku Hungoobay La Kulanka Muuse Biixi Cabdi

0
Sunday November 26, 2017 - 13:10:39 in by Burco Office
  • Visits: 1517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Ilaaladiisa Amar Adag Hada Siiyay Iyo Waxa Uu Daran Yahay +Liiska Magacyada Wasiirada Ku Hungoobay La Kulanka Muuse Biixi Cabdi

    Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Ilaaladiisa Amar Adag Hada Siiyay Iyo Waxa Uu Daran Yahay +Liiska Magacyada Wasiirada Ku Hungoobay La Kulanka Muuse Biixi Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Ilaaladiisa Amar Adag Hada Siiyay Iyo Waxa Uu Daran Yahay +Liiska Magacyada Wasiirada Ku Hungoobay La Kulanka Muuse Biixi Cabdi

Warar xog ogaal Oo Aanu Helayno ayaa sheegaya in madaxwaynaha cusub ee la doortay Muuse Biixi Cabdi uu ilaaladiisa gaarka ah ee guriga uu ka dagan yahay magaalada Hargeysa uu amar ku siiyay inaanay usoo dayn Wasiirada,wasiiro ku xigeenada iyo agaasimayaasha guud ee xilalka ka haya hadda xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ee xilka kasii dagaysa.

 

 

Waxaana naloo sheegay in masdaxwaynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi uu gurigiisa uu ka dagan yahay magaalada Hargeysa uu noqday ceeryoon isla markaana ay hor tuban yihiin siyaasiyiin,madax-dhaqameed iyo masuuliyiin xilal ka haya xukuumadda hadda xilka kasii dagaysa ee uu gaadh wadeenka ka yahay madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo,waxaana dhamaantood ay doonayaan in lagu daro liiska xukuumadda cusub ee Uu soo dhisi doono madaxwaynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi.

 

Waxaana xoguhu ay tibaaxeen in ilaalada gurigiisu ay celiyeen masuuliyiin kala duwan oo xilal ka haya xukumadda hadda xilka kasii dagaysa,kuwaas oo ay ku wargeliyeen inaanay u gali karin,waxaana xoguhu tibaaxeen inay ku jireen Xubnahaasi Laga Celiyey Hoyga Uu Magalada Hargaysa Ka Degenyaha Madaxweyna Cusub Ee Somalilaland wasiirka hawlaha guud guryeynta iyo gaadiidka Cali Mareexaan, Iyo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo) sida ay noo sheegeen ilo wareedyo xog ogaal ah oo ka agdhaw hoyga maddaxwaynaha cusub ee la doortay.

 

Madaxwaynaha cusub ee la doortay Muuse Biixi Cabdi ayaa xukuumadda uu so dhisi doono waxay bulshada Somaliland ay aad isku waydiinaysaa inay kamid ahaanayaan wasiiradda hadda xilalka ka haya xukuumadda iyo in uu soo magacaabi doono wajiyayaal siyaasadda ku cusub .