afkashacbka) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in qarax weyn laga maqlay wershad ku taalla magaalada Ningbo ee dalka Shiinaha

0
Sunday November 26, 2017 - 16:40:20 in by Burco Office
  • Visits: 470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    afkashacbka) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in qarax weyn laga maqlay wershad ku taalla magaalada Ningbo ee dalka Shiinaha

    afkashacbka) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in qarax weyn laga maqlay wershad ku taalla magaalada Ningbo ee dalka Shiinaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

afkashacbka) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in qarax weyn laga maqlay wershad ku taalla magaalada Ningbo ee dalka Shiinaha

Qaraxa ayaa ka dhacay degmada Jiangbei, waxaana saraakiishu ay ku tilmaameen mid halis.

Waxa ay intaasi ku dareen in gawaari tiro badan oo ah kuwa gurmadka degdegga ah halkaasi loo diray.

Wararka qaar ayaa sheegaya in guryo ku yaallay meel u dhow wershaddaasi uu qaraxa ka dhacay ay burbureen.

Sawirro la soo dhigay baraha xiriirka bulshada ayaa muujinayay dhibbanayaasha qaraxaasi oo dhulka daadsan iyo guryo burbursan.

Ilaa iyo haatan si rasmi ah looma oga dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay qaraxaasi iyo sidoo kale waxa sababay.