Jamaahiirta Napoli Oo Ka Codsanaya Sky Italia Iney Waqtiga U Badalaan Taxanaha Caanka Ah Ee Gomorrah Si Aysan Uga Qasin Kulanka Juventus.

0
Sunday November 26, 2017 - 17:36:07 in by Burco Office
  • Visits: 1104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jamaahiirta Napoli Oo Ka Codsanaya Sky Italia Iney Waqtiga U Badalaan Taxanaha Caanka Ah Ee Gomorrah Si Aysan Uga Qasin Kulanka Juventus.

    Jamaahiirta Napoli Oo Ka Codsanaya Sky Italia Iney Waqtiga U Badalaan Taxanaha Caanka Ah Ee Gomorrah Si Aysan Uga Qasin Kulanka Juventus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamaahiirta Napoli Oo Ka Codsanaya Sky Italia Iney Waqtiga U Badalaan Taxanaha Caanka Ah Ee Gomorrah Si Aysan Uga Qasin Kulanka Juventus.

Jamaahiirta kooxda kubadda cagta Napoli ayaa ka codsanaya hillinka Sky Italia inuu kala weeciyo taxanaha caanka ah eeGomorrah aadkana looga xiiseeyo koonfurta wadanka talyaaniga iyo kulanka ay kooxdiisa San Paolo kusoo dhaweyneyso Juventus maalinta 1-aad ee December.

Kulanka ka tirsan horyaalka talyaaniga waliba ka mid ah kuwa ugu xiisaha badan ayaa soo dhici doona 1-da December saacadda markey tahay 19.45 GMT oo ku beegan 10:45 Habeenimo xilliga Geeska Afrika, waxaana xiligaas ka balansan hillinka Sky Italia laba xalaqo oo ka mid ah taxanaha caanka ah ee Gomorrah.

Iyagoo durba dad badan lumiyay jamaahiirta kooxda Napoli ayaa Sky Italia ka codsaday iney badalaan jadwalka si ay u daawadaan labada waajib ee dhaqanka ah [Sidey aaminsan yahiin].

Wargeyska La Gazzetta dello Sport ayaa qiray in Sky Italia ay dhageysan doonto cabashooyinka kasoo yeeraya bulshada ku xiran waxeyna sameyn doonaan isbadal yar.

Jamaahiirta waxey u baahan yahiin in labada xalaqo ee taxanahaGomorrah sanadkiisa sadexaad ay daawadaan subaxa hore ee jimcaha.