"Horta Dee Maxay Qabteen Ee Loo Soo Celin, Waa La Wada Eeday Oo Dad La Mahadiyay Maaha…." Maxamed Xaashi Hargeysa (afkashacabka)-Madaxweynaha cusub ee loo doortay Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa wax hor-yaalla caqabado dhawr ah oo ay bulshada kala duwan ee Somaliland indhaha ku hayso sida uu uga gudbi doono

0
Monday November 27, 2017 - 14:12:02 in by Burco Office
  • Visits: 411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Horta Dee Maxay Qabteen Ee Loo Soo Celin, Waa La Wada Eeday Oo Dad La Mahadiyay Maaha…." Maxamed Xaashi Hargeysa (afkashacabka)-Madaxweynaha cusub ee loo doortay Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa wax hor-yaalla caqabado dhawr ah oo ay bulshada kala duwan ee Somaliland indhaha ku hayso sida uu uga gudbi doono

    "Horta Dee Maxay Qabteen Ee Loo Soo Celin, Waa La Wada Eeday Oo Dad La Mahadiyay Maaha…." Maxamed Xaashi Hargeysa (afkashacabka)-Madaxweynaha cusub ee loo doortay Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa wax hor-yaalla ca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sorry: It seems that you don't have flash PlayerGet the Flash Player hereWith out flash Player you cannot watch our videos.

"Horta Dee Maxay Qabteen Ee Loo Soo Celin, Waa La Wada Eeday Oo Dad La Mahadiyay Maaha…." Maxamed Xaashi Hargeysa (afkashacabka)-Madaxweynaha cusub ee loo doortay Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa wax hor-yaalla caqabado dhawr ah oo ay bulshada kala duwan ee Somaliland indhaha ku hayso sida uu uga gudbi doono

Golaha wasiiradda cusub ee la faliyo in uu soo dhiso marka loo dhaariyo xilka Madaxweynaha shanta sanno ee soo socota 14-ka bisha dambe ee December, 2017-ayaa ka mid ah qabadaha ugu weyn ee hor-yaalla Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi oo ahaa Musharraxa keliya ee aan qurba-joog ahayn isla-markaana 27-kii Sannadood ee u dambeeyay aan Dalka dhinacna uga bixin, ayaa waxa ay bulshada Somaliland ka filaysaa in soo dhiso xukuumadda kooban oo tayo leh.
Madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay kulan uu la qaatay madaxda laamaha KULMIYE ee dibadda iyo taageerayaal qurba-joog ah oo dalka hawlihii doorashada Madaxtooyada uu sheegay in lagu taageero go’aamada uu ku soo dhisayo xukuumadda cusub ee la filayo inuu dhawaan soo dhiso, isla markaana lagu samro qallinkiisa, laguna wada qanco fulinta wixii loo wada halgamay oo ahayd sarraynta sharciga, isagoo arrintaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi, "Wixii aynu ku heshiinay ee ahayd sharcigu ha sarreeyo, go’aan halla qaato