Barcelona Oo Indhaha Ku Heysa Eriksen, United Oo Lacago Badan Ka Bixineysa Dele Alli & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda

0
Monday November 27, 2017 - 15:16:33 in by Burco Office
  • Visits: 1044
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona Oo Indhaha Ku Heysa Eriksen, United Oo Lacago Badan Ka Bixineysa Dele Alli & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda

    Barcelona Oo Indhaha Ku Heysa Eriksen, United Oo Lacago Badan Ka Bixineysa Dele Alli & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barcelona Oo Indhaha Ku Heysa Eriksen, United Oo Lacago Badan Ka Bixineysa Dele Alli & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda

Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan ku soo dhawaada barnaamijkeena maalinlaha ah ee aan idin kula socodsiino wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ay qoreen wargeysyada Yuruba ka soo baxa.

Waxaa dhawaan soo xirmay suuqii kala iibsiga xagaaga, laakiin taasi kama joojineyso kooxaha iyo warbaahinta inay ka hadlaan ciyaartoy diirada saaran ee laga yaabo in lala wareego bisha Janaayo marka uu suuqa dib u furmo. Xaqiiqda wararkaan mas’uul kama ah laacib, waxaana xuquuqdooda iska leh wargeysyada ku hor qoran.


Manchester United ayaa lagu soo waramayaa iney isku diyaarineyso dalab ay ka gudbiso da’yarka Tottenham Hotspur Dele Alli. (Express)

Barcelona ayaa u dhaqaaqeysa iney soo xerogaliso xidiga Tottenham HotspurChristian Eriksen iyadoo ka doorbidi doonta Philippe Coutinho. (Daily Star)

Agaasimaha ciyaaraha RB Leipzig ayaa ku waramay in xidiga Everton lala xiriirinao eeRalf Rangnick uu heshiis cusub oo gaaraya 2021 u saxiixay kooxda. (Daily Mail)