Dawladda Qatar Oo Soomaaliya Ka Fulineyso Maashaariic Ku Kacaya 200 Oo Million Oo Dollar.

0
Wednesday November 29, 2017 - 09:58:27 in by Burco Office
  • Visits: 520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Qatar Oo Soomaaliya Ka Fulineyso Maashaariic Ku Kacaya 200 Oo Million Oo Dollar.

    Dawladda Qatar Oo Soomaaliya Ka Fulineyso Maashaariic Ku Kacaya 200 Oo Million Oo Dollar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Qatar Oo Soomaaliya Ka Fulineyso Maashaariic Ku Kacaya 200 Oo Million Oo Dollar.

Dowladdaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxeexday mashaariic hormarineed oo ku kacaya lacag dhan $ 200 oo million oo dollar.


Waxaa uu sheegay wasiirka in mashaariicdan dhammaantood yihiin kuwo hormarineed oo isugu jira, Shaqo Abuur, Dib u Dhis iyo Kobcinta Shaqaalaha dalka.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in mashaariicdan qeyb ka noqon doonaan Dhismaha jidadka, Xarumaha dowladda, Waxbarashada iyo Shaqo loo Abuuro Shalinyarada Soomaliyeed.
Dowlada Soomaaliya ayaa ugaga mahadcelisay dowlada Qadar kaalmada horumarineed ee ay ugu deeqday dalka Soomaaliya iyo weliba mashaariicda horumarineed ee ay dowlada Qadar ka fulinayso wadanka Soomaaliya.
Wafdiga oo uu horkacayay Madaxa Hay’ada Horumarinta Qadar Khalifa Jassim Al Kuwari, ayaa sidoo kale la kulmay ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre
Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Qadar Mr. Khalifa Jassim Al kuwari oo shalay soo gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.