Xildhibaano madaxweynaha ladoortay usoo jeediyey in uu soo dhiso xukuumad kooban o tayo leh

0
Wednesday November 29, 2017 - 17:04:28 in by Burco Office
  • Visits: 491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaano madaxweynaha ladoortay usoo jeediyey in uu soo dhiso xukuumad kooban o tayo leh

    Xildhibaano madaxweynaha ladoortay usoo jeediyey in uu soo dhiso xukuumad kooban o tayo leh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaano madaxweynaha ladoortay usoo jeediyey in uu soo dhiso xukuumad kooban o tayo leh Hargeysa(afkashacabka)Xildhibaan Siciid Cabdilaahi Yaasir oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida iyo Xiildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa Madaxweynaha la doortay ee Muuse Biixi Cabdi, ugu baaqay inuu soo dhiso Xukuumad tiro yar

 oo tayo badan leh, waxayna kula taliyeen in sicir bararka iyo maceeshada qaaliga ah uu wax ka qabto.

Xildhibaan Siciid Cabdilaahi Yaasir iyo Xiildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn Xildhibaan Siciid Cabdilaahi Yaasir yidhi "Waxaan Madaxweynaha kula talinayaa in Xukuumadda la dhisi doono insha-allaah, inay noqoto Xukuumad kooban, tayo leh, waayo-aragnimo leh, aqoontii loo baahnaa leh, dad daacad ah oo aan xoolo urursan, oo umadda horumar iyo barwaaqo gaadhsiiya inay noqdaan ayaan jecel ahay, waxaana Madaxweyne Muuse Biixi aan kula talinayaa inuu aad uga fiirsado