Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Guuray Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Una Guuray Gurigiisa

Madaxwayne Siilaanyo ayaa wafti ka socday dalka Djabuuti wuxuu khamiistii ku qaabilay guriigisa uu hadda dagan yahay oo ku yaala magaalada Hargeysa.
Madaxwaynaha talada dalka dhawaan wareeejinaya Axmed Maxamed Maxamuud "Siilaanyoā€¯ ayaa ka guuray qasriga looga arrimiyo Somaliland ee Madaxtooyada ,waxaana uu u guurey hoygiisa uu hore u degenaan jiray ee ku yaala magaalada Hargeysa.