Guddiga maaliyadda ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta hordhigaya bulshada rayidka iyo ganacsatada miisaaniyadda dalka ee ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda ka hor inta aan la ansixin.
Talaabadan ayaa ah tii ugu horraysay ee nooceeda ah ee taariikhda inta la ogyahay ee barlamaanka Soomaaliya uu sameeyo.
Misaaniyadan ayaa waxaa soo gudbiyay wasaaradda maaliyadda ee Soomaaliya, taaso oo dooneysa in bulshada rayidka ay ka doodaan qaabka lacagaha loogu qoondeeyay hey’adaha dowladda.
Bulshada rayidka oo ka doodaya miisaaniyadda Soomaaliya
Bulshada rayidka oo ka doodaya miisaaniyadda Soomaaliya