"Somaliland Beenta, Boobka Iyo Khiyaanada Siyaasigu Waa Darajo Oo Waliba Waxa U Ku Haystaa Intaaba Qaar Ku Difaaca" Cabdikarriim Axmed Mooge

0
Sunday December 03, 2017 - 10:59:42 in by Burco Office
  • Visits: 655
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Somaliland Beenta, Boobka Iyo Khiyaanada Siyaasigu Waa Darajo Oo Waliba Waxa U Ku Haystaa Intaaba Qaar Ku Difaaca" Cabdikarriim Axmed Mooge

    "Somaliland Beenta, Boobka Iyo Khiyaanada Siyaasigu Waa Darajo Oo Waliba Waxa U Ku Haystaa Intaaba Qaar Ku Difaaca" Cabdikarriim Axmed Mooge

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Somaliland Beenta, Boobka Iyo Khiyaanada Siyaasigu Waa Darajo Oo Waliba Waxa U Ku Haystaa Intaaba Qaar Ku Difaaca" Cabdikarriim Axmed Mooge

Siyaasigga Cabdikarriim Axmed Mooge,ayaa tilmaamay dhibaatadda haysata Siyaasigga Afrikaanka ah,kaas oo uu ku sheegay inuu yahay mid aan Mabda’ lahayn,isla-markaasna aan ka sariigan Boobka iyo dhaca hantidda dadweynaha ee uu masuulka ka yahay,iyadda oo ay waliba jiraan dad taageeerayaal u ah oo tallaabooyinkaas dhiig-baxa ah ku taageeraya.


Sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo soo saaray,waxaana uu u dhignaa sida tan; Siyaasiga Afrika ilayn damiirka dhintee si kasta oo beentiisa iyo boobkiisa shacabku u arkaan ma tago/isma-casilo halka ummadaha kale ee aduunka xitaa marka siyaasiga u ka dhaco qalad-yar oo xitaa uga dhacay si aanu u badheedhin uu ummada amaanada u celiyo, raali galiyo siyaasadana danihiisa ka raacdo!

Somaliland beenta, boobka iyo khiyaanada siyaasigu waa darajo oo waliba waxa u ku haystaa intaaba qaar ku difaaca waayo " IN AAD SIYAASIGA ISKU QOLO/QABIIL TIHIIN WAXA AY KU FARAYSAA IN AANAD ARAG XUMAANTA SIYAASIGA AAD ISKU QOLODA TIHIIN KUWA SHEEGA XUMAANTIISANA WAA IN AAD KA DIFAACDA”

Waa sida uu dhigaayo xeerka#1 ee qabyaalada iyo siyaasada”.

Cabdikarriim Axmed Mooge Liibaan