Daawo: Goolkii Khiyaamada Ahaa Ee Uu Philippe Coutinho Ka Dhaliyay Brighton

0
Sunday December 03, 2017 - 14:47:34 in by Burco Office
  • Visits: 813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Goolkii Khiyaamada Ahaa Ee Uu Philippe Coutinho Ka Dhaliyay Brighton

    Daawo: Goolkii Khiyaamada Ahaa Ee Uu Philippe Coutinho Ka Dhaliyay Brighton

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo: Goolkii Khiyaamada Ahaa Ee Uu Philippe Coutinho Ka Dhaliyay Brighton

Kooxda Liverpool ayaa guul weyn oo 5/1 ah ka gaartay kooxda Brighton kulan ka tirsanaa horyaalka Premier league todobaadkiisii 14-aad.

Goolasha ayay Liverpool u dhaliyeen Firmino (2),Emre Can,Philippe Coutinho iyo gool ay kooxda Brighton iska dhalisay oo uu laagay Coutinho.

Laakiin goolka sida weyn loola dhacay ee la jeclaaday ayaa ahaa goolkii uu Philippe Coutinho dhaliyay ee Free Kick-ga ahaa ee uu daafacyada hoosta ka mariyayLaacibtv Ka Daawo Muuqaalkan