Mid Ka Mida Wasiirada Sii Banaynayaa Ee Xukumada Mudadeedu Dhamaaday Ee Silaanyo Oo MusMaasuq Ku Kacay Iyo Odhad Lagaliyay

0
Sunday December 03, 2017 - 15:33:20 in by Burco Office
  • Visits: 1090
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Ka Mida Wasiirada Sii Banaynayaa Ee Xukumada Mudadeedu Dhamaaday Ee Silaanyo Oo MusMaasuq Ku Kacay Iyo Odhad Lagaliyay

    Wasiir Xuseen Cabdi Boos Wasiirka Khayraadka Biyaha Ayaa Lunsaday Hanti Ay Lahayd Dawladu Oo Loogu Tallo Galay Wasaradiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Xuseen Cabdi Boos Wasiirka Khayraadka Biyaha Ayaa Lunsaday Hanti Ay Lahayd Dawladu Oo Loogu Tallo Galay Wasaradiisa.

Xuseen Cabdi Boos Hantidii Wasaarada Biyaha Lunsaday Iyo Aan Shaciga Laab Marsan Oo U Qaatay.

 

Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Boos Ayaa Waxa Uu Mudooyinkii UDanbeeyayLeexsaday Hantida Dawlada Ee Lagu Horumarinayay Gobolada Bariga Somaliland Ee Kala Ah Togdheer, Caynaba Sanaga ,Sool Iyo Gobolka Buuhoodle.

 

Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Boos Ayaa Waxa uu Bajadkii Lagu Talagay In Lagu Horu Mariyo Biyo Galinta Gobolada Bariga Somaliland U Adeegsada Sifo Aan Wafaq Sanan Shacigii Loogu Tala Galay Ee Ahayd Baladhinta Biyaha Iyo Horumarka Dalka.

 

Gobolada Bariga Ayaa Waxa Inta Badan Ka Taagan Biyo Rayood Sida Gobolada Buuhoodle Sool Oo Loogu Tala Galay Ka Hor Tag Aafooyinka Iyo Abaaraha Oo Mashruuca Lagu Talagay.

Wasiir Khayradka Biyaha Somaliland Ayaa Lun Saday Hantida Dawlada Somaliland Oo U Adeegsada Dan Gaar Ah Oo Isaga Uu Adeegsada Dantiisa Gaar Ah Oo Uu Ka Samaytay Halka Uu Baabuur Qaaliya Ka IIbsaday Kharashaadkii Lagu Horumarin Lahaa Biyo Galinta Magaalooyina.

 

 

Wasiirka Xuseen Cabdi Boos Ayaa Gobolada Sool Sanag Waxa Uu Kala Kulma Waji Gabax Uu Isla Haa ARimo Aan Sal Iyo Raad toona Lahay Ka Soo Dhaadhici Dadka Uu U Siday Lacagaha Lagu Horumarinayay Mashruuca Biyaha

Sidoo Kale Shacabka Magaalada Laascaanood Ayaa Iska Hor Taagay Mashruuc Isku Sawiro Ah Oo Aan Meel Gaadh Siisnan

 

 

Geesta Kale Waxa Maalintii SHalay Wasirrka Khayraadka Biyaha Oo Xafiiska Magaalada Hargeisa Kulan Albaabadu U Xidhan Yihiin La Qaatay Gudida Dabagalka Hantida Qaran Somaliland.

 

Wararka Ayaa Inta Ku Daray In Wasiirka Biyaha Somaliland Wasaradiisa La Galin Doono Odhadka Dagal ku Sameeya Kharashaadka Wasarada Ee Uu Sida Gaarka Ah U Lunsaday Qarashadka Wasiir Xuseen

 

 

SI Kastaba Ha Ahaatee Wasiirka Biyaha Somaliland Aya Waxa La Filayaa In Uu Todobaadka Soo SOcoda Ay Gudida Dabagalka Somaliland Ay Soo Bandhigi Doonan Xogta

 

Goordhaw Filo Muuqalada Wararka