Xildhibaanada Golaha Deeganka Burco Oo AY Ka Dhex Taagan Tahay Xiisad Car Iyo Wir Ah+ Dhulka Laysku Haysto.

0
Monday December 04, 2017 - 14:50:46 in by Burco Office
  • Visits: 675
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Deeganka Burco Oo AY Ka Dhex Taagan Tahay Xiisad Car Iyo Wir Ah+ Dhulka Laysku Haysto.

    Xildhibaanada Golaha Deeganka Burco Oo AY Ka Dhex Taagan Tahay Xiisad Car Iyo Wir Ah+ Dhulka Laysku Haysto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Deeganka Burco Oo AY Ka Dhex Taagan Tahay Xiisad Car Iyo Wir Ah+ Dhulka Laysku Haysto.

Doorashadii Golaha degaanka Somaliland ayaa Loo Dareeray Tariikhdu markay ahayd 28/novernbar/2012 Waxaana u ku eega Mudo xileedkii loo doortay 28kii November ee sanadkan aynu ku Gudo-jirno, hasa ahaate waxaa loo sameyey mudo laba sano ah oo mudo kordhin ah.

Gobolka togdheer oo isagu ka mid ahaa Goboladda ay kasoo baxeen 21 xildhibaan ayaa Wakhtiigii ay joogeen Goolaha degaanka degmada burco ku dhamaystay khilaafyo kala duwan oo hadheeyey mudo xiloodkoodii, iyagoo xildhibanadu ay ku kala qaybsamaan arimaha dhulka danta guud ah.

Hase ahaate iyadoo laga filayey xildhibanada goolaha degaanka inay ka faaiidaystaan mudo xiloodkooda intii ay ku dhaaftay khilaafka ayaa wakhtigii loo kordhiyey Wali u kala dhex taaganyahay xilaafyo ilaa hada ka dhaxeeya.

Xildhibaanada Golaha Deeganka Degmada Burco Ayaa Labadii Todobaad Ee U Danbeeyay Waxa Ay Hadlo Xanaf Leh Isku Marinayeen Warbaahinta Maxaliga Ah Iyo Is Qab Qabsi Aan Hantida Umada Ah Oo Ka DHex Aloosan Xildhibaanada Magaalada Burco.

 

 

Xildhibaanada Golaha Deeganka Degmada Burco Ayaa Inta Badan Waxa Ay Isku Qab Sanadan Hantida Danta Guud Ee Qaran Oo U Muuqata Mid LaKala Boobay Oo Kala Ridasho Ah Sidaas Dareedee SHacabka Magalada Burco Ayaa U Dheg Taagay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Dooratay Waxa Uu Ku Wajihi Doono Xildhibaanadan.

 

Si Kastaba Ha,noqotee Xildhibaanada Ayaa Waxa Ay Shaqadii Loo Soo Doortay Ka Door Bideen Kala Qaadasha Iyo Boobka Dhulka Danta Guud Ee Magalad Burco .

 

Shacabka Soo Doortay Xildhibaanada Golaha Deeganka Ayaa Ilaa Hada Aan Ka Hay Waxa Waxaqabad Ah Oo Muuqad Halka Marba Marka Ka Sii Danbaysa Ay Isasoo Tarayso Isqasashada Xildhibaanada Degmada Burco