Wasiirka madaxtooyada somaliland oo tacsi u diray rer yuusuf ducaale geerida ku timi oday saleebaan yusuuf ducaale

0
Thursday July 31, 2014 - 08:16:56 in by Super Admin
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka madaxtooyada somaliland oo tacsi u diray rer yuusuf ducaale geerida ku timi oday saleebaan yusuuf ducaale

    Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan oo ku sugan waddanka Sucuudiga, ayaa tacsi ballaadhan u diray qoyska rer Yuusuf Ducaale, isagoo ka tacsi yadeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan oo ku sugan waddanka Sucuudiga, ayaa tacsi ballaadhan u diray qoyska rer Yuusuf Ducaale, isagoo ka tacsi yadeeyay

geeridii naxdinta badnayd ee ku timi Marxuum Oday Saleebaan Yuusuf Ducaale, oo ku geeriyooday Magaaladda Hargaysa 27/7/2014.

Wasiirku wuxuu si gaara u tacsiyadeeyay Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale, iyo Axmed Yuusuf Ducaale (Dhigane) oo ay Marxuumka walaalo ahaayeen. 

Oday Marxuum Saleebaan Yuusuf Ducaale ayaa kamid ahaa odayaasha muxtarimka ah ee Gobolka Sanaag, wuxuuna si lama filaana ugu geeriyooday Magaaladda Hargaysa habeenkii Ciidu soo galaysay, isagoo uu ku soo booday xanuun wadnaha ka haleelay