Daawo; khilaaf Soo Kala dhexgalay madaxwaynaha Xilka laa Wareegay Iyo Ganacsata Reer Jabuuti Iyo Wuxu Ku Salaysanyahay Khilafkasi Halka ka Bogo

0
Tuesday December 05, 2017 - 11:09:31 in by Burco Office
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo; khilaaf Soo Kala dhexgalay madaxwaynaha Xilka laa Wareegay Iyo Ganacsata Reer Jabuuti Iyo Wuxu Ku Salaysanyahay Khilafkasi Halka ka Bogo

    Daawo; khilaaf Soo Kala dhexgalay madaxwaynaha Xilka laa Wareegay Iyo Ganacsata Reer Jabuuti Iyo Wuxu Ku Salaysanyahay Khilafkasi Halka ka Bogo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo; khilaaf Soo Kala dhexgalay madaxwaynaha Xilka laa Wareegay Iyo Ganacsata Reer Jabuuti Iyo Wuxu Ku Salaysanyahay Khilafkasi Halka ka Bogo

Warar xog ogaal ah oo aan helayno soona if baxaya ayaa sheegaya in khillaaf adag uu soo kala dhex galay madaxwaynaha xilka la wareegaya Muuse Biixi Cabdi iyo ganacsadaha reer Jabuuti Maxamed Aw-siciid.

Waxaana xoguhu tibaaxeen in ay isku jiidheen arrin la xidhiidha xadhiga Faybar Obtika ah ee madaxwayne Siilaanyo iyo xukuumadiisa hadda xilka kasii dagaysaa ay kootada ugu xidheen.

 

Waxaana la sheegay in madaxwaynaha la doortay kulankii uu la qaatay ganacsatada Gar-xajis doorashadiisii kadib ay qaar kamid ah ganacsatadaasi ay kaga codsadeen sida xoguhu tibaaxeen in uu usoo fasaxo xadhig ay so jiiteen oo yaala badda,taas oo xukuumadda hadda xilka kasii dagaysaa ay diiday,Mudane Muuse Biixi Cabdi madaxwaynaha dhawaan xilka lawareegaya ayaa ganacsatadan u ballan qaadday in ganacsigu noqon doono mid xor ah,taas oo aad uga cadhaysiisay sida xoguhu tibaaxeen ganacsadaha reer Jabuuti Maxamed Aw-siciid oo isagu sidii uu Muuse Biixi kursiga madaxwaynenimada Somaliland u saari lahaa siyaasadda ugu dhex milmay .

 

Khilaafkan ayaa hadda waxa la s heegay in uu meel sare marayo xaraaradiisu,balse lama oga sida xaalku noqon doono.

 
Share