War Deg Deg Ah Fanaanad Caanka Ah Oo Saaka Ku Geeriyootay Magaalada Hargeisa

Alleh ha u naxariistee waxaa saaka magaalada Hargeysa ee caasimada Somalilandku geeriyootey Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed kuwada ugu caansan .
Sidoo kale Marxuum Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) waxaa loo yaqaanay hooyadii fanka Somaliyeed