Golaha Amaanka Oo Shir Degdeg Ah Ka Galay Go'aanka Trump Uu Isreal Ugu Aqoonsaday Qasa

0
Friday December 08, 2017 - 23:29:28 in by salman abdi
  • Visits: 1011
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Amaanka Oo Shir Degdeg Ah Ka Galay Go'aanka Trump Uu Isreal Ugu Aqoonsaday Qasa

    Golaha amaanka ayaa shir degdeg ah oo ay ka yeesheen go'aanka uu madaxweynaha Maraynaku Magaaladda Qudus ugu aqoonsaday in ay tahay caasimadda Isreal Ka Yeeshay, waxaanay si weyn ugu cambaareeyeen Go'aankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha amaanka ayaa shir degdeg ah oo ay ka yeesheen go'aanka uu madaxweynaha Maraynaku Magaaladda Qudus ugu aqoonsaday in ay tahay caasimadda Isreal Ka Yeeshay, waxaanay si weyn ugu cambaareeyeen Go'aankaasi.

 

shirkan oo ay dalbadeen in la qabto sideed wadan ayaa waxa si weyn loogu cambaareeyay go’aankaasi waxaanay sheegeen in aanay Haboonayn wakhtigan in uu go’aan caynkaas ah qaato madaxweyne Donald Trump.

in kasta oo ay dunida oo dhami cambaareysay go’aan kaasi, intii aanu madaxweyne Trump ku dhawaaqin, hadana wuu iskaga dhego mariyay waxaanu si rasmi ah u shaaciyay in ay qudus tahay caasimadda Isreal, safaarada maraykankana loo soo rari doono.

Nickolay Mladenov oo ah ninka golaha amaanka ee qaramada midoobay u qaabilsan wada wada hada xaajoodka bariga dhexe ayaa sheegay in aanu ansax ahayn go’aankaasi dhinaca keliya ka yimid.

Riyad Mansour oo Dawlada Falastiin u qaabilsan Qaramada midoobay ayaa sheegay in ay qoomamo tahay dhawaaqa Trump isla markaana uu sii murginayo xaaladda ka jirta bariga dhexe.