Buhoodle Oo Laga Bilaabay Xulista Xildhibaano Ka Midnoqanaya Maamulka Puntland Iyo Hirdan Siyaasadeed Ka Bilaabmay

0
Saturday December 09, 2017 - 12:16:56 in by Burco Office
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Buhoodle Oo Laga Bilaabay Xulista Xildhibaano Ka Midnoqanaya Maamulka Puntland Iyo Hirdan Siyaasadeed Ka Bilaabmay

    TopNEws Buuhoodle Oo Laga Bilaabay Xulista Xildhibaano Ka Midnoqda Maamulka Puntland,Iyo Hirdan Siyaasadeed Oo Ka Bilaabay Gobolka Buuhoodle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TopNEws Buuhoodle Oo Laga Bilaabay Xulista Xildhibaano Ka Midnoqda Maamulka Puntland,Iyo Hirdan Siyaasadeed Oo Ka Bilaabay Gobolka Buuhoodle.

ololaha xulista xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa siweyn looga dareemayaa Buuhoodle. Durba waxaa bilowday hardanka ay xubnaha kuraasta u ordayaa ku kala hororsanayaan odayaasha dhaqanka gaar ahaan cuqaasha oo leh soo magacaabista koowaad kadibna Isimku saxeexo.

Kuraasta qaar ayaa aad loogu tartamayaa iyadoo qaarkood ay isku haystaan ilaa 10 musharax oo cusub iyo kuwii hore u fadhiyey.

Xumadda doorashada iyo kala boobka kuraasta ayaa imaanaya xili mudo sanadah wakhtigooda uga hadhsan tahay xildhibaanada hadda fadhiya.

Buuhoodle oo 7 xildhibaan ka galaan Baarlamaanka Puntland ayaa xubnaha ku guulaysta waxaa la arkaa marka doorashadu soo dhowaato oo ay rabaan in dib loogu cusboonaysiiyo xilalkooda. Hadaba waxaa is waydiin mudan odayaasha arintani ka go’daa ma keeni doonaan isbedel mise xaalku waa jugjug meeshaada joog