Faahfaahin Xukuumada Canada Oo War Ka Soo Saartay Safaaradooda Isreal
Ra'isal Wasaaraha Dalka CanadaJustin Trudeau ayaa cadeeyay markii ugu horeysay in aan safaaradooda Isreal Laga rari doonin MagaaladaTel Aviv
.
Justin Trudeau oo isaga oo ku sugan dalka Shiinaha la waydiiyay sida uu arko xaalada dalka Falastiin ayaa si kooban u yidhi "Safaaradayada ka rari mayno MagaaladdaTel Aviv” ayuu yidhi
hadalkan ayaa ka danbeeyay ka dib markii Madaxweynaha dalka Marayanku uu todobaadkii hore sheegay in ay magaaladda Qudus u rari doonaan safaaradooda.
sidoo kale wasiirka arrimaha dibada ee dalka CanadaChrystia Freeland oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in loo baahan yahay xal in laga gaadho qadiyadda bariga dhexe.