Maayir Muraadka Burco Oo Quud Daraynaya Xukuumada Cusub Ee Muuse Biixi Uu Soo Dhisayo Iyo Shacabka Reer Burco Oo Baafinaya.

0
Monday December 11, 2017 - 14:26:21 in by Burco Office
  • Visits: 801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayir Muraadka Burco Oo Quud Daraynaya Xukuumada Cusub Ee Muuse Biixi Uu Soo Dhisayo Iyo Shacabka Reer Burco Oo Baafinaya.

    Maayir Muraadka Burco Oo Quud Daraynaya Xukuumada Cusub Ee Muuse Biixi Uu Soo Dhisayo Iyo Shacabka Reer Burco Oo Baafinaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayir Muraadka Burco Oo Quud Daraynaya Xukuumada Cusub Ee Muuse Biixi Uu Soo Dhisayo Iyo Shacabka Reer Burco Oo Baafinaya.

 

Maayirka Magaalada Burco ayaa Waxa Uu Mudooyinkii U Danbeeyay Ku Sugnaa Daganashaha Magaalada Hargeisa Oo Uu Ka War Sugayay Magacabista Xukuumada Cusub Ee Uu Soo DHisayo Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Loo Soo Doortay Muuse Biixi Cabdi.

 

Maayirka Maxamed Muraad Ayaa Waxa Uu Ku Gaaf Wareegayaa Xayn Daabka Guriga Uu Ka Dagan Yahay Madxaweynaha La Soo Dootay Ee Muuse Biixi Oo Ka War Sugay In Uu Ku Soo Daro Golahiisa Wasiirada Cusub Ee Uu Soo Magacabayo Tobadada Soo Socoda.

 

Xildhibanada Golaha Deeganka Degmada Burco Ayaa Waxa Aanay Gabi ahanba Mudooyinki U Danbeeyay Ka Soo Xaadirin Shaqada Dawlada Hoose Ee Degmada Burco Iyo Shaqadii Loo Igmaday Aan Soo Xaadirin.

 

Maayirka Magaalada Burco Ayaa Waxa U Mudooyinkii U Danbeeyay Ku Mashquul Sana Kala Jarista Dhulka Danbta Guud Ah Ee Magaalada Burco Oo Maal Mihii U Danbeeyay Khilaaf Ka Dhex Dhaliyay Xildhibaanada Golaha Degaanka Burco.

 

 

Sidoo Kale Maayir Muraadka Burco Ayaa Waxa Uu Hoy Ka DHigtay Daganashaha Gudaha Magaalada Hargeisa Oo Uu Kaga Mashquulay Shaqadii Loo Soo Doortay Ee Hayd

 

Ila Wareedyo Ku Agdhaw Maayirka Maxamed Muraad Ayaa Sheegay in Uu Maleegayo Qorshe Uu Kaga Mid Noqon Lahaa Dawlada Cusub Ee Muuse Soo DHisayo.

 

Saffwrite….. Nuux Maxamed Cabdi(Samiir)

Burco/Office

 

Somalilnad