Khilaaaf Ka Dhex Curtay Badhsabka Gobolka Togdheer Iyo Maayir Muraadka Burco+ Arimaha Ay Isku Maandhaafeen.

0
Tuesday December 12, 2017 - 13:24:00 in by Burco Office
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaaaf Ka Dhex Curtay Badhsabka Gobolka Togdheer Iyo Maayir Muraadka Burco+ Arimaha Ay Isku Maandhaafeen.

    Khilaaaf Ka Dhex Curtay Badhsabka Gobolka Togdheer Iyo Maayir Muraadka Burco+ Arimaha Ay Isku Maandhaafeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaaaf Ka Dhex Curtay Badhsabka Gobolka Togdheer Iyo Maayir Muraadka Burco+ Arimaha Ay Isku Maandhaafeen.

Badhsabka Gobolka Togdheer Maxamed Cali Saleebaan Ramaax Ayaa Waxa Uu Xayirad Iyo Iska Hor Taagay Ku Sameeyay DHulka Guriyaha Boooliska Burco Oo Siyaabo Aan Sharciga Waafaqasanana U Adeegsanyeen Dad Gaar Oo Ganacsiyo Gaar Ah Ka Samaysanayay ayaa Uu Xayiraad Saray Badhsab Ramaax.

 

Badhsabka Ramaax Ayaa Warbaahinta U Sheegay In Aan Dhulka Danta Guud Ah Ee La Odhan Jiray Guryaha Booliska Lagu Wareejinayay Dad Gaar Ah Oo Ka Samaysay Ganacasiyo Shiqisiyo Ah Oo Uu Maayir MAxamed Murad U Saxeexay DHulka Oo Horay Loo Sheegay In Laga Dhisayo Mol Ay Maamulayso Dawlada Hoose Ee Burco.

 

 

Maayirka Magalada Burco Iyo Xildhibanada Golaha Deeganka Degmada Burco Ayaa U Heen Saysatay Boobka Iyo Kala Qadashada Dhulka Dannta Guud Ee Dawlada Somaliland Oo Hada Ku Jira Kala Horarsanaya.

 

Maayirka MAxmed Muraad Aya Waxa Uu Guclo Orada Ugu Jiraa Sidii Uu Kala Jari Lahaa Dhulka Danta Guud Ah Oo Mudooyinki U Danbeeyay Dhaliyay Muran Xoog Leh Oo Kala Qaybiyay Xildhibaanada Golaha Deeganka Burco Iyo Badhsaabka Ramaax AYaa Meelo Kala Duwan Iska Taagay Iibinta DHulka Danta Guud Ah.

 

Badhsab Ramaax Ayaa Waxa Uu Mudooyinki U Danbeeyay Geed Dheer Iyo Geed Baanba U Soo Maray Sidii Uu Joojin Lahaa Boobka Dhulka Danta Guud Ah Ee Loo Yaqano Guryaha Boolliska Ee Burco Oo Hada Uu Badhsabka Burco Amar Ku Siiyay In Lajoogiyo Dhismaha Guryaha Booliska Burco

 

 

Lasoco Qayba Danbe Wararkan …..