Daawo: Masuliyiinta Gobolka Sanaag iyo Degmada Cerigabo oo Saaka Anba Bixiyey Ciidamada ka hortagga Xaalufinta Degaanka.
Badhasabka Gobolka Sanaag ayaa si kulul uga hadlay Xaalufinta Degaanka isla markaasna si Adag ugu Hanjabay dad uu sheegay inay Fara baas ku hayaan Xaalufinta Degaanka
Contact@afkashacabka.com