Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee xisbiga Waddani Oo Ka Muqurtay Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland.

0
Wednesday December 13, 2017 - 12:06:54 in by Burco Office
  • Visits: 1140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee xisbiga Waddani Oo Ka Muqurtay Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland.

    Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee xisbiga Waddani Oo Ka Muqurtay Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee xisbiga Waddani Oo Ka Muqurtay Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Aan Ka Soo Qayb Galin Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Bixi Cabdi Oo Lagu Caleemo Saaray Magaalada Hargeisa .

                

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ayaa Waxa Uu Gabi Ahaanba Qaadacay Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Oo Lagu Dhaariyay Magaalada Hargeisa Oo Uu Noqoday Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Ee Hogaamin Doona Shanta Sane Soo Socoda.

 

Gudooomiye Ciro Oo Warbaahinta Ka Hadlayay Ayaa Sheegay In Anay Gabi Ahaanba Aanay Ka Soo Qayb Galayn Xaflada Dhaarinta Madaxweyanah Cusub Ee Somaliland Go,aanka Ayaa Waxa Uu U Muuqadaa Mid Aan Horay Loogu Arag Siyaasiyiinta Somaliland Iyo Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Somaliland Ka Jira.

 

Shacab Weynaha Somaliland  Ayaa Inta Badan Baraha Bulshada Istimaasho Isku Waydiinay Siyaabaha Uu Uga Soo Qayb Gali Waayay Xaflada Xil Wareejinta Madaxweynaha Somaliland , Dadka Tageer San Ee Xisbiga Waddani Ayaa Ka Biyo Diiday Go,aanka Uu Qaatay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro

 

Iskastaba Ha,Noqotaba Mala Odhan Karayaa Ciro Waxa Uu Baal Maray Hanaankii Dimuqraadiyada Ka Tisqaaday Somaliland Ee Lagu Majiirtay Dalka Yar Ee

Somaliland Aan Haysa Aqoonsiga , Waxaan Is Waydin Mudan Go,aanka Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Qaatay Ma Ku Raac San Yihin Masuuliyinta Kale Ee Xisbiga Wadani.

Qoraa Nuux Maxamed Cabdi( Samiir)

Burco/Office

Somaliland

Gmail :- Samiir1abdi@gmail.com