Qarax goor dhaw ka dhacay xarunta School Polizio ee magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

0
Thursday December 14, 2017 - 08:33:11 in by Burco Office
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax goor dhaw ka dhacay xarunta School Polizio ee magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    Qarax goor dhaw ka dhacay xarunta School Polizio ee magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax goor dhaw ka dhacay xarunta School Polizio ee magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxay Qarax subaxnimadii hore ee saaka ka dhacayXarunta School Polizio oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed

Warar kala duwan oo ka soo baxaya Qaraxa ayaa sheegaya in qof Ismiidaamiye ah oo ku Qarxay Barxda Dugsiga xili ay halkaa isku diyaarinayeen ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaliyeed.

Saraakiisha hay'addaha Amniga wali wax war ah kama aysan soo saarin Qaraxan iyo khasaaraha ka dhashay intaba, waxaana dhawaaqa ka dhashay qaraxan laga maqlay inta badan caasimada.

Qaraxan wuxuu ku soo beegmay ciidamada Booliska oo u diyaar garobaya dabaaldagga 20 -ka December oo ku beegan Aas Aaska Ciidanka Boliska.