Xog Ku Saabsan Wasiirka Maaliyada Yusuf Maxamed Iyo Arimah Xasaasiya Ah.

0
Thursday December 14, 2017 - 18:15:45 in by Burco Office
  • Visits: 822
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog Ku Saabsan Wasiirka Maaliyada Yusuf Maxamed Iyo Arimah Xasaasiya Ah.

    Xog Ku Saabsan Wasiirka Maaliyada Yusuf Maxamed Iyo Arimah Xasaasiya Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xog Ku Saabsan Wasiirka Maaliyada Yusuf Maxamed Iyo Arimah Xasaasiya Ah.

Yuusuf Maxamed Cabdi Ragge Wasiirka Maaliyada ee cusub Wuxuu Uu ahaa maamule Ku-xigeenkii hore Ee Kastamka Kala Baydh, Xiligii Samaale Ahaa Wasiirka Maaliyada aha maryo dhiigle ayay kala furteen wakhtigaas oo aan ogaa, murankuna arrimo la xidhiidha wax is dabamarin ayaa lagu eedeeyay. Somaliland waa lays eedeeya uun oo maxkamadi Dadka waxba kuma xukunto ana eedaas uunba ogaa.

 

Wakhtigaas Ka Dib Waxaa Waxbarasho Loogu Diray Dalka Aan Jaarka Hanay Ee Ethiopia oo uu Soo Qaatay Maxadka Tababarada shaqaalaha Dawladdu xubno Itoobiya loo diray uu kami ahaa.

 

Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Xiligaas Cabdicasiis Maxamed Samaale Ayaa Sheegay In Uu Lun Saday Hantida Dawlada Oo Uu Adeegsaday Si Aan Sharciga Waafaq Sanan, Tan Iyo Intii Xiligaas Ka Danbaysa Waxa Uu Ahaa Banfadhi Siyaasadeed Oo Aan Kala Deerayn.

 

 

Mudo Ka Dib Waxaa Xilkii Wasiirnimo Baneeyay Mr Samaale Oo Waxa La Cimaadasaya Ama Loo Magacaabay Wasiirada Maaliyada Ee Hada Xilka Ka Degtay Marwo Zam Zam Cabdi Aadan Oo Dib U Soo Celisay Yuusuf Maxamed Oo Hada Ah Masuulka Hada Xilka Wasiirnimo Loo Igmada.

 

Masuulkan Horay Loogu Eedeeyay In Uu Lun Saday Hantida Dawlada Oo Uu Ahaa Maamulaha Kastanka Cashuuraha Hada Uu Yahay Wasiirka Maaliyada Somaliland Ka Iska Badalayaa Arimii Horay Loogu Soo Oogay Ee Ahaa Musuq Masuqa Lacagta Dawlada.

 

Shacabka Indha Indheeya Siyaasada Somaliland Iyo Ta Golaha Wasiirada Ayaa Si Weyn U Hadal Hayay Wasiirka Cusub Ee Wasarada Maaliyada Somaliland Oo Horay Maxkamada Lagu Soo Oogay In Uu Siyaabo Aan Sharciga Waafaq Sanan U adeegsaday Hantida Dawlada.

 

 

Si Kastaba Hanoqotee Waxaa Laga War Sugayaa Halka Ay Ku Sal Danbayn Doonto Masuulka Ay Durba Qayla Dhaanta Ka Muujiyeen Shacabka Somaliland Ee Kala Duwan .

 

Safftwrite Nuux Maxamed Cabdi (Samiir)

Burco/Office

Somaliland