Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Qaranka Mr Qabyo-Tire Oo Shaaciyay Inuu U Tartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Dabadii

0
Friday December 15, 2017 - 17:16:29 in by salman abdi
  • Visits: 596
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Qaranka Mr Qabyo-Tire Oo Shaaciyay Inuu U Tartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Dabadii

    Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Qaranka Ee Xukumadii Mudadeedusu Dhaamaday Ee U Hogaaminayay Mudane Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Ayaa Shaaciyay Inuu U Tartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Madaxwayne Muuse Biixi Dabadii,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Qaranka Ee Xukumadii Mudadeedusu Dhaamaday Ee U Hogaaminayay Mudane Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Ayaa Shaaciyay Inuu U Tartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Madaxwayne Muuse Biixi Dabadii,



 

Mudane Qabyo-Tiro Oo Warbaahinta Maanta Waraysi Gaar Ah Ku Siyay Aqalka U Ka Deganyahay Gurigiisa Magalada Hargaysa Ayaa Sheegay Inuu Hanbalyaynayo Xukumada Cusub Ee U Soo Dhisay Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Kuna Farxasanyahay,Wasiir Qabyo-Tire Oo Warbaahintu Waydiisay Su,aal Nuxurkeedu Ahaa Hankiisa Siyasadeed Ayaa Sheegay Inuu U Doonayo Inuu Madaxwayne Ka Noqdo Dalka Muuse Dibadii,


Waxana U Yidhi”Waxaad La Socotaa Waxaan Kasoo Bilaabay Oo Madaxwaynihii Hore Axmed Silaanyo Uga Mahadnaqayaa Inuu I Magacaabay Lataliye Hadana Imagacabay Badhasab Hadana Iga Dhigay Wasiir,Dhawr Jeer Oo Horana Waraysiyi Kale Duwan Ayaan Ku Sheegay In Hankaygu Yahay In Madaxwayne Ka Noqdo Qaranka Oo Gudoomihaha Xisbiga U Tartamidoono,Oo Isteejkii Udanbeeyay Ayaan Taganahay Oo Meel Wasiir Loo Dhaafo Garanmaayo Markaa Horana Waan U Sheegay Aminkana Xisbigii Shirwayanhii Wuu Furmidoona Dadka Hungurugu Ka Hayo Ayuunbaan Noqondoona Markaa Intan Danbe Inaan Dhankaa UDhukunsano Oo Halka Xisbiga U Guurno Oo Aan Ka Mid Noqono Tartamayasha Gudoomiyasha Ama Musharaxiinta”Ayuu Yidhi Wasiirkii Hore Ee Qaybyo-tire

Wasiir Qabyatiro Oo Waraysiyo Kale Duwan Ku Sheegay Inuu U Tarmayo Madaxwayaha Dalka Muuse Biixi Dabadii Ayaa Noqoanayaa Masuulkii Ugu Horeeyay Ee Sheegay Inuu Hankiisu Yahay Inuu Muuse Badalo Mudharaxnimada Iyo Madaxwayninamada Marka Xilkiisu Dhamaado,