Daawo: Mid kamida Golaha Wasiirrada Cusub oo Cadeeyey Wasaaradda ay Hoostegeyso Wasaaradi Duulista

0
Saturday December 16, 2017 - 01:26:13 in by salman abdi
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Mid kamida Golaha Wasiirrada Cusub oo Cadeeyey Wasaaradda ay Hoostegeyso Wasaaradi Duulista

    Ka dib markii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu shalay soo magacaabay liiska Golihiisa Wasiiradda ee la shaqayn doona, waxa si weyn loo baadi doonayay Wasaaradda Duulista Hawadda,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib markii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu shalay soo magacaabay liiska Golihiisa Wasiiradda ee la shaqayn doona, waxa si weyn loo baadi doonayay Wasaaradda Duulista Hawadda,


 

dad badan ayaa aaminsanaa in la baabiiyay wasaaradaasi, hasayeeshee Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta Wadooyinka Cabdilaahi Abokor ayaa sheegay in ay wasaaradda Duulistu hoos iman doonto wasaaradiisa "Horta Gaadiidku waa badda, gaadiidka cirka iyo ka Berriga, markaa Wasaaradu way koobsanaysaa saddexdaas Gaadiidba, Markaa ka mid ayay noqon doontaa insha allaah.

Wasaaradayda ayayna ka mid noqonaysaa wasaaraddii Duulista hawadu” Ayuu yidhi Wasiir Cabdilaahi Abokor oo u waramay EryalTv,