Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Manchester City vs Tottenham Hotspur – Yaa Kusoo Bilowday Kulanka Etihad Stadium?

0
Saturday December 16, 2017 - 19:52:20 in by Burco Office
  • Visits: 989
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Manchester City vs Tottenham Hotspur – Yaa Kusoo Bilowday Kulanka Etihad Stadium?

    Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Manchester City vs Tottenham Hotspur – Yaa Kusoo Bilowday Kulanka Etihad Stadium?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Manchester City vs Tottenham Hotspur – Yaa Kusoo Bilowday Kulanka Etihad Stadium?

Tababare Pep Guardiola ayaa isbadal weyn ku sameeyay shaxdii uu guusha uga gaaray Swansea City wuxuuna si wadajir ah ugu soo bilaabay khadka dhexe De Bruyne iyo Gundogan iyadoo David Silva uu gabi ahaanba kulankaan seegay.

Leroy Sane ayaa sidoo kale kusoo bilowday ciyaartaan si la mid ah Sterling, dhanka kale Aguero ayaa kulankii labaad oo xiriir ah kusoo bilowday waxaana keydka la dhigay Jesus.

expanded thumbnail

Tottenham Hotspur isbadal weyn ma sameynin markaloo fiiriyo kulamadii ugu dabeeyay, Alli, Son iyo Kane ayaana kusoo bilowday.

MANCHESTER CITY:

Ederson, Walker, Mangala, Otamendi, Delph, Fernandinho, Gundogan, Sterling, De Bruyne, Sane, Aguero

KEYDKA:

Bravo, Danilo, Bernardo Silva, Jesus, Zinchenko, Toure, Foden

TOTTENHAM HOTSPUR:

Lloris, Trippier, Vertonghen, Dier, Rose, Dembele, Winks, Eriksen, Alli, Son, Kane

KEYDKA:

Vorm, Lamela