Daawo: Hay'adda Shaqaalaha Dawladda oo Bilowdey Mashruuc Madaxtaabasho loogu diiiwangelinayo Shaqaalaha

0
Sunday December 17, 2017 - 01:19:21 in by salman abdi
  • Visits: 487
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Hay'adda Shaqaalaha Dawladda oo Bilowdey Mashruuc Madaxtaabasho loogu diiiwangelinayo Shaqaalaha

    Guddoomiyaha Hay'addaas Sharmarke Gelle oo sido kale qoraal uu arinkan kaga hadlayo ku baahiyey barta uu ku leeyahay facebookga aya ku yidhi sidan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Hay'addaas Sharmarke Gelle oo sido kale qoraal uu arinkan kaga hadlayo ku baahiyey barta uu ku leeyahay facebookga aya ku yidhi sidan:

Bilowga Tirintii Shaqaalaha, balaysinka Shaqo Tayyo le iyo Dhamaadka Caagle iyo Caajis dambe

- Waxaanu maanta si rasmi ah u diyaarinay talaabo walba oo lagu gaadhayey bilowga tirintii shaqaalaha dawladda "Civil service head count"

- Tallaabadan oo u baahnayd;
*Qorshe
*Gaadiid
*Qalab "indhaha iyo farta lagu qaado" iyo
*khubaro naga caawisa ayaa maanta dhamaan soo dhamays tirmay.

- Shaqadan oo aanu muddo ku jirnay diyaarinteeda iyo qodax-tirkeeda ayaan Insha Allah rejo badan ka qabnaa in laga dhaxli doonno, nadiifinta shaqaalaha aan joogin balse qaranka u xisaabsan sidoo kalena daaha ka faydi doonta shaqaalaha isku daya in ay laba meelood ka mushahar qaataan iyo tiro-beel dhoofay ama dhintay

- Waxay albaabka u furi doontaa shaqo abuur baaxad le oo dhalinyarada tirada badan ee jaamacadaha ka soo baxay heli doonnaan fursad ay qarankooda ugu adeegaan.

- Illaahay fadligii dardar gelin, daba-joog iyo dedaal badan oo hay'adda shaqaalaha dawladdu samaysay kadib maanta waa diyaar.

Image may contain: 3 peopleImage may contain: 6 people, people sitting and indoorImage may contain: one or more people, people sitting and outdoorImage may contain: car and outdoorImage may contain: 7 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: one or more people and people sitting