Madaxweyne Muuse Biixi Ma Ka Dhabeeyay Balan Qaadkii Mudadii Olalaha Uu Ku Jiray + Maka Hirgalinyaa Go,aankii Adkaa.

0
Tuesday December 19, 2017 - 10:23:49 in by Burco Office
  • Visits: 745
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Ma Ka Dhabeeyay Balan Qaadkii Mudadii Olalaha Uu Ku Jiray + Maka Hirgalinyaa Go,aankii Adkaa.

    Madaxweyne Muuse Biixi Ma Ka Dhabeeyay Balan Qaadkii Mudadii Olalaha Uu Ku Jiray + Maka Hirgalinyaa Go,aankii Adkaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Ma Ka Dhabeeyay Balan Qaadkii Mudadii Olalaha Uu Ku Jiray + Maka Hirgalinyaa Go,aankii Adkaa.

13kii Bishan Ee Ku Jiro Waxa Loo Dhaariyay Xilka Madaxtinimada Somaliland Oo Uu Ku Galay Kurisiga Ugu Sareeyo Dalka Somaliland Oo Uu Ku Fadhiistay,

Madaxweynaha Shacabku Soo Doortay Ee Muuse Biixi Ayaa Waxa Uu Mudooyinkii Uu Olalaha Ku Jiray U Balan Qaaday Ma Ka Dhabeeyay.

 

Madaxweyne Muuse Ayaa waxa Uu Shacabka Kala Duwan Ee Reer Somaliland Cod Dheer Iyo Mid Gaaban Ugu Sheegi Jiray Erayo Kala Duwan Oo Ay Ku Taageeraan Sidaa Daraadeed Ma Ka Dhabeeyay Balantii UU Shacabka U Codka Kaga Doonayay Ee Ahayd ,

 

Waxan Soo Dhisayaa Dawlada Aan La,hayn Qof Jecelaysi Iyo Golaha Wasiirada Ee Hada Xilka Hay Oo Aanan Soo Celinanay Ayaa Waxa Ay Noqodeen Erayo Lagu Galayay Olalaha Doorashada Madaxtinimada Somaliland Oo Haba Yaratee Aan Suuro Galin.

 

Madaxweynaha La Soo Doortay Ee Somaliland Muuse Biixi Ayaa Waxa Uu Inta Badan Fagaarayaasha Uu Kala Hadlayay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ee Xiligaas Ku Soo Cel Celin Jiray In Aanu Jiro Wasiir Dib Idinku Soo Noqoyo Sidaas Daraadeed Ma Dhicin Arinkaas.

 

Muuse Biixi Abdi Oo Ka Hadlayay Maalintii Xil Warejinta Ee Uu Kala Wareegayay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Waxa Uu Hoosta Ka Xareeqay In Aan Jir Waxa Ay Ku Kala Duwanan Doonan Xukuumada Uu Xilka Kala WAreegay Ee Madaxweyne Siilaanyo.

 

 

Inta BAdan Shacabka Somaliland ayaa Waxa U Dhegtaagayeen Golaha Cusub Ee Uu Soo Dhisayo Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Oo Inta Badan Aan Waxa Uu Bulshada Somaliland U Balan Qaaday In Uu Soo Celinayo Hanaankii Dawlada Nimo Oo Waa Sida Uu Hadalkiisa U Dhgay ,

 

Dadweynaha Reer Somaliland Ayaa Mudooyinki U Danbeyay Ka War Sugay Madaxweynaha Muuse In Uu La Tacaalo Kor U Kaca Qiimaha Shilinka Somaliland Oo Halkii Ugu Hoosaysay Maray Abid, Ayaa Waxa Laga War Sugayay In Uu Waxa Ka Qabto Oo Halkiisii Ku Soo Celiyo Qiimaha Lacagta Somaliland Iyo Macuushada Oo Hor U Kacaday.

 

 

Hadaba Waxa Ma Ka Qabtay Balan Qaadayadii Uu Shacabka WEynaha Somaliland Kaga Cod Sanayay U Hibaynta Codkooda Mudadii Olalaha Doorashada Somaliland Ee Uu Hal Gamayay Hanashada Kursiga madaxtooyada Somaliland.