Muqdisho:-(afkashacabka) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay Ciidamada xoogga dalka inay laba jibaaraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo ka dhawaajiyay in la isku diyaarinayo howl gal.

0
Tuesday December 19, 2017 - 15:02:25 in by Burco Office
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:-(afkashacabka) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay Ciidamada xoogga dalka inay laba jibaaraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo ka dhawaajiyay in la isku diyaarinayo howl gal.

    Muqdisho:-(afkashacabka) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay Ciidamada xoogga dalka inay laba jibaaraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo ka dhawaajiyay in la isku diyaarinayo howl gal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho:-(afkashacabka) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay Ciidamada xoogga dalka inay laba jibaaraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo ka dhawaajiyay in la isku diyaarinayo howl gal.

Madaxweynaha oo shalay kula hadlayay Saraakiisha ciidamada xoogga dalka xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegay in mar walba weerarka ay soo qaadaan Al-Shabaab, oo ay shacabka ku dhibaateeyaan, isla markaana loo baahan yahay in Ciidamada ay duulaanka qaadaan, Shabaabkana ay carraan.

Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in dagaalkii lagula jiray Al-Shabaab la laba jibaaro, isla markaana ay taariikh qormeyso, waxaa uu ciidamada ugu baaqay inay la yimaadaan niyad wanaag iyo daacadnimo.

"Waqtigeyda inta ugu badan waxaan siin doonaa Ciidamada, dhaqaalaha inta ugu badan ciidanka siineynaa, illaa dalkaan aan ka xoreyneyno oo aan ku soo dabaaleyno nabadda, waxa qormaya waa taariikh, waari meysidee war fiican hakaa haro. howl galada bilaabanayaan waana ku guuleysanayaaā€¯ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbada Madaxwaynaha