Siyaasi Maxamed Ibraahim (Qabyo-tire Oo Shaaciyay In Uu U Sharraxan Yahay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

0
Sunday December 24, 2017 - 12:00:35 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Maxamed Ibraahim (Qabyo-tire Oo Shaaciyay In Uu U Sharraxan Yahay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

    Siyaasi Maxamed Ibraahim (Qabyo-tire Oo Shaaciyay In Uu U Sharraxan Yahay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Maxamed Ibraahim (Qabyo-tire Oo Shaaciyay In Uu U Sharraxan Yahay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Wasiirkii hore ee wasaarada qorsheynta Somaliland Maxamed Ibraahim (Qabyo-tire) ayaa ka hadley hankiisa inuu u tartamaayo jagada gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo uu hore u sheegay in marka la gaadho wakhtigeeda u taagan yahay isla markaana xisbiga Kulmiye aaney cidi ka xigin.

Wasiirkii hore ee Wasaarada Qorsheynta Maxamed Ibraahim Qabyo-tire oo u warramey Wargeys-ka Geeska Africa ayaa ugu horeyn yidhi "hore waxaan u sheegay in aan isku soo sharaxaayo jagada Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, hankeyga Musharax-nimo ee gudoomiyaha xisbiga KULMIYE waxaa halkii oo kamaan tanaasulin marka wakhtigeeda la gaadho insha alleh, waana aan isku soo sharaxayaa waana aan u taaganahay jagadaas” ayuu yidhi Mr Qabyo-tire