Qabax Xaashi Oo Xanaana Jiray Masaska Iyo Abeesooyinka Ayaa Habeenkii Xalay Abeeso Ku Dishay Muqdisho.

0
Wednesday December 27, 2017 - 22:10:48 in by Burco Office
  • Visits: 1232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qabax Xaashi Oo Xanaana Jiray Masaska Iyo Abeesooyinka Ayaa Habeenkii Xalay Abeeso Ku Dishay Muqdisho.

    Qabax Xaashi Oo Xanaana Jiray Masaska Iyo Abeesooyinka Ayaa Habeenkii Xalay Abeeso Ku Dishay Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qabax Xaashi Oo Xanaana Jiray Masaska Iyo Abeesooyinka Ayaa Habeenkii Xalay Abeeso Ku Dishay Muqdisho.
Xarawa Qabax Xaashi Wuxuu caan ku ahaa inuu Korsado Masaska iyo Abeesooyinka, Waxaa aad looga yaqaanay Magaalada Galkaxayo & Mogdisho

xalay ayuu ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, kadib markay Qaniintay Abeeso ay saaxiib ahaayeen uu Asagu soo Korsaday.

Xarawa Qabax wuxuu ka mid ahaa somali Badan oo Aaminsan inaysan karin Qaniinyada Masaska iyo Abeesooyinka.

Allah ha u Naxariisto Marxuum Xarawa Qabaxa Xaashi Xalay ayuu ku geeriyooday Magaalada Mogdisho

Dhacdadan mid la mid ah Ayala 2014 Waxa at Ku dhacday

Nin Maraykan ah oo ka shaqeeya arimaha xayawaanka ayaa Waxaa duubay Taleefishinada aduunkana, Waxaana laga sii Daayay isaga oo nolosha ay ku cunayso Abeeso weyn oo asagu uu Xanaaneyn Jiray.

Muuqaalo naxdin badan oo ku aadan sida Abeesadu u cuntay ninkan ayaa laga baahiyey telefishinka Discovery Channel,

Ninkaas oo ahaa 27 sano jir waxaa la oran jiray Paul Rosolie markii ay cunaysay Abeesada uu Korsaday waxaa weheliyay 10 nin oo saaxiibadiis, Balse wey Badbaadin waayen Abeesado oo Ahayd mid aad u xoog wayn isaga oo asxaabtiisu arkeyso ayay Liqday.

Image may contain: one or more people
Image may contain: 1 person, smiling