Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya oo maalintii labaad Shir uga qaybgalaya Magaalada Baydhabo

0
Thursday December 28, 2017 - 09:47:44 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya oo maalintii labaad Shir uga qaybgalaya Magaalada Baydhabo

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Maalintii labaad Magaalada Baydhabo uga qeyb galaya Shirka Guddoonada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Goboleedyadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Maalintii labaad Magaalada Baydhabo uga qeyb galaya Shirka Guddoonada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Goboleedyadda.


Shirkan oo shalay ka furmay Magaaladda Baydhabo ayaa lasoo gaba gabeyn doonaa Maalinta Berri waana shirkii Afraad ee nuuciisa ee la qabto.

 

Gudoomiyaha golaha shacabka ee JFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa furitaanka shirka ka sheegay in shirarka noocaan ah lagu horumarin karo wada shaqeynta iyo Iskaashiga Dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada sidoo kale loo baahan yahay in dowlada goboleedyada laga qeyb geliyo sameynta shuruucda dalka.

Gudoomiyaasha Golayaasha sharci dejinta ee dowlad goboleedayada ee shirka ka qeyb galaya ayaa dhankooda ka hadlay muhiimada shirkan uu maamul goboleedyada u leeyahay.