Aabaha Dhalay Eden Hazard Oo Xaqiijiyay Sababta Uu Wiilkiisa Heshiiska Cusub Ee Chelsea U Diiday – Miyuu Kusii Jeedaa Real Madrid

0
Friday December 29, 2017 - 18:18:25 in by Burco Office
  • Visits: 964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aabaha Dhalay Eden Hazard Oo Xaqiijiyay Sababta Uu Wiilkiisa Heshiiska Cusub Ee Chelsea U Diiday – Miyuu Kusii Jeedaa Real Madrid

    Aabaha Dhalay Eden Hazard Oo Xaqiijiyay Sababta Uu Wiilkiisa Heshiiska Cusub Ee Chelsea U Diiday – Miyuu Kusii Jeedaa Real Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aabaha Dhalay Eden Hazard Oo Xaqiijiyay Sababta Uu Wiilkiisa Heshiiska Cusub Ee Chelsea U Diiday – Miyuu Kusii Jeedaa Real Madrid

Waxaa soo ifbaxayay mudooyinkii ugu dambeeyay in Eden Hazard uu doonayo ku biiritaanka isla markaasna uu iska diiday heshiis cusub oo ay usoo bandhigtay kooxdiisa Blues, aabaha dhalay ayaa wax badan kala iftiimiyay.

Eden Hazard wuxuu horay uga dhawaajiyay inuu aad u xushmeeyo Los Blancos, inkastoo arintaan uusan jceleysaneynin mudooyinkii ugu dambeeyay in lasoo hadal qaado.

Sida warbixinta lagu sheegay Thierry Hazard oo ah aabaha dhalay xidiga reer Belgium ayaa ka hadlay arinka isagoo qiray in wiilkisia uu si cad u diiday heshiis kordhinta.

"Waxa aan kuu cadeyn karo ee ku saabsan Hazard waxey tahay inuu diiday heshiiska cusub ee Chelsea” ayuu yiri aabaha dhalay xidigaan oo la hadlayayLe Soir.

"Hadii ay lagama maarmaan noqoto, wuxuu raaci doonaa xiisaha Real Madrid, madama uu isku arko inuu u ciyaaro karo” ayuu mar kale yiri Thierry.

"Balse haatan ma jirto heshiis uu la galay Real Madrid. Eden waa mid ka mid ah dhinacyada ku lugta leh mustaqbalkiisa”

Si kastaba hadalkaan wuxuu durba xanuun ku noqday jamaahiirta Blues kuwaas oo aan jecley iney koox kale ku arkaan Hazard kaas oo lagu tilmaamo mid ka mid ah xidigaha ugu fiican horyaalka Premier League.

Dhanka kalana hadalkaan wuxuu kusoo aadayaa xili xidigaan uu qiray in Barcelona & Lionel Messi ay yahiin xidiga iyo kooxda ugu fiican 15-kii sano ee lasoo dhaafay.